U gudub nuxurka ugu weyn

Nagu saabsan

Xarunta Waxbarashada NIBRAAS

NIBRAAS waa xarun waxbarasho oo diiradda saarta barashada Qur’aanka iyo cilmiga Islaamka.

Himiladayada

Waxaan hiigsanaynaa inaan kor u qaadno aqoonta iyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed iyadoo waxbarashada laga dhigo mid si fudud online looga heli karo.

Habka waxbarashada

Barashada Qur’aanku inta badan waa casharro toos ah oo qof-qof ah. Koorsooyinka Islaamiga ahi waxay noqon karaan kuwo duuban ama toos ah.